Maxaa ka soo baxay kulan dhexmaray Axmed Madoobe iyo saraakiisha AMISOM? (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Taliska ciidanka AMISOM qaybta 2-aad ee ka howlgasha Jubbaland. Waxyaabaha ay ka wada hadleen Madaxweynaha iyo saraakiisha AMISOM waxaa ka mid ah xoojinta wada shaqaynta Jubbaland iyo AMISOM sida is waydaarsiga xogta al-shabaab In degmada Afmadow laga furo xero lagu tababaro ciidanka … Continue reading Maxaa ka soo baxay kulan dhexmaray Axmed Madoobe iyo saraakiisha AMISOM? (Sawirro)